Video:-Duqa Gaalkacyo oo ka warbixiyay kulamo uu la qaatay Hay’ado Caalami ah

Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo Maxamuud Cabdinuur Aaden,ayaa ka warbixinaya shir ay iskugu yimaaden Maamulka Degmada iyo Hay’adaha UNHCR iyo NRC iyo arimo kale oo ku Aadan Guryo 200 Gaaraya oo loo dhisayo Dadka barakaca ah ee Deegaanka Jeexdin oo Awal ku barakacay Gudaha Puntland abaarti siman 2017 oo doortay Deegaanka Jeexdin .

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading