Video:-Duqii Caasimada Puntland Ee Garowe Oo la doortay

Waxaa la soo idlaatay doorashadii golaha deegaanka ee degmada Garowe,iyadoo ay  ku loolamayeen labada musharax ee kala ah Axmed Barre Siciid iyo Axmed Abshir Jaamac.
 
Axmed Barre Siciid,ayaa helay 18-cod.
 
Axmed Abshir Jaamac (Bakuuke) ayaa helay 9-Cod
Sidaa ayaa waxaa dooarshadii Duqa caasimada Puntland ee Garowe ugu guulaystay Axmed Barre.
 
Sidoo kale xildhibaanada golaha deegaanka degmada Garowe ay gudoomiye ku-xigeenka degmada u doorteen Maxamed Cali.
 
Duqa cusub ayaa horay usoo noqday Xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Puntland,sila markaana hada ahaa Gudoomiyaha Xawaalada Iftin.
 
Axmed Barre,ayaa lagu tilmaamaa shaqsi hufan Diin iyo akhlaaq wanaag caan ku ah.
 
Hadaba hoos ka daawo muuqaalka sida ay udhacday dooarshada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading