Munaasiba lagu qabta maanta Xarunga Gobolka bari ayaa waxaa xilalkii kula kala Wareegay Duqii hore ee Degmada Bosaaso Injineer Yaasiin Mire iyo Duqa Cusu C/salaan Bashiir C/salaan oo ah Wasiir ku xigeenka Maaliyada Puntland .
Munaasibada ayaa Waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Wasiir wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka bada Puntland Siciid Maxamed Raage Gudoomiyaha Gobolka , Wasiir kuxigeenka Caafimaadka iyo Mas,uuliyiin kale .
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.