Video:-Duulimaadkii ugu horeeyay oo Toos ah una kala goosha muqdisho iyo Nayrobi ayaa maanta bilawday

Duulimaadkii u horeeyay ee toos ah Muqdisho iyo Nairobi ayaa maanta oo Arbaco ah ka duushay garoonka aadan-Cade ee muqdisho.

Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah udhaqan gelisay heshiiskii todobaadkii hore ay wada gaareen Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Kenya.

 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya  Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb gelay xafladda lagu daah farayo duulimaadka Muqdisho iyo Nairobi, iyadoo diyaaradii ugu horeysay oo toos ah ay saaka ka dhooftay magaalada Muqdisho,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading