VIDEO: Eng. Jabiye oo ku dhawaaqay in $45,000 uga qayb qaadanayo “Gurmadka Qardho”

Mohamud Khalif Hassan Eng. Jebiye, oo kamid ah siyaasiyiinta Reer Puntland ayaa ku dhawaaqay inuu $45,000 uga qayb qaadanayo “Gurmadka Qardho”, Siyaasigaan ayaa caan ku ah inuu maalkiisa ku bixiyo barnaamijyadda kheyriga ah iyo horumarka bulshadda, waxaana aad loo bartay doorashadii Puntland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading