Video:-Faahfaahin dheeriya oo laga helayo Caruurtii Daaqada kasoo dhacay Ee Minisota

Faah Faahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa caruur Soomaaliyeed oo ka soo dhacay dabaqa 4-aad, guri ku yaala magaalada Minneapolis ee cariga Maraykanka,

Deeq Darajo oo ka tirszn Televisionka afka Somaliga kubhadla ee universal,ayaa wareystay qaar ka mid ah jaaliyada Somaliyed ee Minnesota.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading