Video:-Faahfaahin Dhul gariirka ku dhuftay Wadanka Japan

Dhulgariirku wuxuu waxyeeleeyay 1,000 Guri oo ku yaal Magaalo Xeebeedka Suzu,iyadoo Duqa Magaalada, Masuhiro Izumiya, uu ku tilmaamay dhibaatada ka dhalatay mid “masiibo”, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Reuters.

Suzu, oo ay ku nool yihiin 5,000 oo qoys, waxay ku taal meel u dhow xudunta u ah xudunta dhulgariirka Maalinta Sannadka Cusub.

Dhulgariirka,ayaa sidoo kale waxyeeleeyay macbad iyo dhowr ka mid ah qabuuraha magaalada, sida ay ku warrantay warbaahinta Japan ee NHK;hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading