Kal fadhigii 4-aad fadhigiisi 5aad,ayaa maanta ka dhacay xarunta Baarlamaanka Jubbaland waxaana soo xaadiray 42 -Xildhibaan.
Ajandaha maanta ay ka doodayeen xildhibaanada ayaa ahaa dabagalka dhaqaalaha golaha shacabka Waxaana ay qaadatay ka doodidda qodobkaas saacado badan iyada oo ugu danbayna laysku afgartay,sidoo kale wxay Xildhibaanadu ubalameen in maalinka birri foog ah dib u eegis ay ku sameeyaan xeer hoosaadka baarlamaanka jubbaland.
Markii ay soo dhamaatay dooda baarlamaanka kulankana lasoo xiray, ayaa waxaa Warbaahibta Warbixin kooban siiyay Gudoomiyaha gudigga hab-dhowrka Baarlamaanka Jubbaland. Bashiir Maxamed Baahale,hoos ka daawo muuqaalka shirka jaraa’id ee Baahale.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.