Video:-Farmaajo oo isku dayay in uu inkiro doorkii Deni

Odayga Farmaajo ah xalay wuu taraaraxay,si liidnimo ku jirto oo ku cara beel ah,ayuu madaxda Dowlad Goboleedyada u lahaa nimankaan iyo wax la mid ah.

Quusna wuu ahaa oo iska dhicintii Deni,ayuu si dadban u inkirayay.Sidoo kale Ragii Ilmo Gareen ee loo nacay kuna eedoobay ubaari ahaanshihiisa,ayuu usamaynayay fursad ay Umada uga sii gadmaan maadaama isagu isqanuuday oo Qiblada isku jeediyay.

Mida kale oo umuuqata igu sawirtii CBB-da,ayaa ahayd keenida Goobta ee Hooyadii oo la oran karo waa halagaa sheego iyo istustus.

Isku duuboo Farmaajo waxuu isku dayay in uu inkiro iska dhicintii Deni ee taariikhda gashay.Jibril Qoobey.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading