Video:-Farmaajo miyuu Deni cadaadin u isticmaalayaa Shahaadada Ardayda?

Haduu Deni diiday in uu noo yimaado anaguna Caruurtaan lugoynaynaa”waa xigmada jawaabta Farmaajo ee Shahaadada.

Xaqiiqdii waa wax lala yaabo in Madaxweynihii dalka sidaa uhadlo oo Ardayda mustaqbalkooda uu ka dhigto Rasaas.


Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading