Video:-Faroole oo dhaliilay hogaaminta Madaxweyne Deni

Saan tilmaamay Madaxweyne Faroole waa haldoor,waxaana kuu xaqiijinaya sida uu uhadlay Maanta.

“Dadka wax xukuma isku dabeecad mahan,isku dulqaadna mahan,isku taariikhna ma’ahan”Ayuu yiri Faroole.

Markale waxuu yiri”Awrka Rarooyga ah ee Caruurta iyo Maxastu kuu saaran tahay haduu Buubo UL iyo Daasad lalama dabogalo ee waa la qabtaa la fariisiyaa si uusan Caruurta kaaga layn”

Dhamaan hadaladiisu waa xigmad Deni toos utaabanaysa ama fariimo si dadban loogu diray Deni iyo kooxdiisa ku adeegata ee Aaran-Shaydaan,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading