Video:-Faysal Cali Waraabe oo ku dhawaaqay in ay dhisanayaan maamul gaar ah

Hogaamiyaha Xisbiga Ucid ee Somaliland Faysal Cali Waraabe,ayaa ku hanjabay in ay ku dhawaaqi doonaan maamul gaar ah.

“Hadaan dhisano maamul gaar ah halkee,syuu xukumayaa Muuse Biixi”Ayuu yiri Muuse.

Hadalka Faysal,waxuu jawaab uyahay hadsl kasoo yeeray Madaxweyne Muuse Biixi oo uu ku sheegay in Xisbiyada geli doona Doorashada Madaxweyne ay noqon doonaan kuwa kusoo baxa tartanka Ururada ee la furay.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading