Video:-Faysal Cali Waraabe”Hartiga waxaan u diyaar garaynay in aan siino Madaxweyne ku xigeenka Somaliland”

Faysal Cali Waraabe ayaa codkan laga duubay xili uu la sheekeeysanayay Beeshiisa oo uu usoo bandhigayay Qorshaha Xisbigiisa,

Faysal ayaa soo bandhigay qorshaha uu rabo in uu Jagooyinka ukala siiyo qabiilada,waxuuna codkan ku cadaynaya sida ay kula helayaan jagooyinka muhimka ah sida Madaxweyen xigeenka  guddoomiyahaBarlamaanka iyo kan Guurtida ,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Faysal Cali Waraabe”Hartiga waxaan u diyaar garaynay in aan siino Madaxweyne ku xigeenka Somaliland”"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading