Video:-G.hirgalinta doorashooyinka dadban Ee Jubaland oo ka warbixiyay halka ay wax u marayaan

Gudoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland Dr Siyaad Maxamed Mursal ayaa gudoonka guddiga FEIT warbixin ka siiyay halka ay wax u marayaan iyo dhamaystirka doorashada deegaan doorashada 2-Aad ee Jubbaland (Ceelwaaq).,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading