Video:-Khasaare intee le’eg ayaa gaaray Xildhibaan Bootaan kadib Qaraxii shalay loogu xiray Gaarigiisa

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo lagu Magacaabo C/qaadir Cali faarax (Bootaan) oo ka mid ah Xildhibanada Puntland ayaa Goor dhow ku dhaawacmay Qarax loogu xiray Gaarigiisa,kaas oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo.
 
Xildhibaan Bootaan ayaa la sheegay inuu dhaawac Culus ka soo gaaray Qaraxa loogu xiray Gaarigiisa,waxaana la dhigay mid kamid ah Isbitaalada Magaalada Gaalkacyo.
 
Ciidamada Puntland ayaa Goor dhow gaaray Goobta Qaraxu ka dhacay.
Mana jirto ilaa iyo hada cid si cad u sheegatay,inkastoo ay jiraan warar hoose oo sheegaya in Alshabaab ay ka danbeeyeen.hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Khasaare intee le’eg ayaa gaaray Xildhibaan Bootaan kadib Qaraxii shalay loogu xiray Gaarigiisa"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading