Video:-Gabar Umul ah Oo Imtixaanka gurigeeda looga qaaday Magaalada Gaalkacyo

Samsam Axmed oo ah gabar dhigata dugsiga sare ee Xaaji Cali Biixi Galkacyo ayaa imtixaanka gurigeeda looga qaadayaa maadaama ay tahay hooyo umul ah oo aan xaadiri karin dugsigeeda si ay u soo gasho imtixaanka, waxaana ilaalo looga dhigay hooyo macalimad ah oo la socon doonta marxaladeheeda,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/m6Iz_e6_yzQ

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading