Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ah mid ka mid ah isimada loogu tixgalinta badan yahay deegaamada Puntland,ayaa si cad uga hor yimid heshiiska dhexmaray Cali khaliif iyo Somaliland.
Garaad Saleebaan oo saxaafada kual hadlayay isaga iyo Boqor Cabdulaahi Dabagooye magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa yiri”Nama quseeyo heshiiskaas shaqo kuma lihin anaga iyo beeshaas waxba isku darsan mayno hadii dadku ehel iyo xidid ahaana iyagaa diiday oo soo dhaafay”hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.