Video:-Garaadada Laascaanood oo ka jawaabay Xabad joojinta Muuse Biixi

Garaadadu waxay sheegeen in aysan Xabad joojinta diidanayn ayse rabaan Laba Qodob in la fuliyo..

1.In Ciidamada Muuse la durkiyo.

2.In Gudi xaqiiqo raadin ah oo Caalamka ka socda lasoo diro.

Garaadadu si masuuliyad leh ayay uga jawaabeen Xabad joojinta iskiis uu ugu dhawaaqay Muuse,inkastoo isla maantaba uu jabiyay oo Madaafiic kusoo garaacay Magaalada iyadoo uu ku geeriyooday Dhakhtar ka shaqeeya Isbitaalka Laascaanood.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading