Video:-Go’aanka ICJ Soomaaliya maxuu uga dhiganyahay?
The International Court of Justice (ICJ), principal judicial organ of the UN, holds hearings in the case of Maritime Delimitation in the Indian Ocean (Somalia v. Kenya) from 19 to 23 September 2016, at the Peace Palace in The Hague, the seat of the Court. The hearings concern solely the preliminary objections raised by Kenya. Session held under the presidency of Judge Ronny Abraham. The CourtÕs role is to settle, in accordance with international law, legal disputes submitted to it by States (its Judgments are final and binding) and to give advisory opinions on legal questions referred to it by authorized UN organs and agencies. Its official languages are English and French. ICJ news and archives can be accessed via www.icj-cij.org
La Cour internationale de Justice (CIJ), organe judiciaire principal des Nations Unies, tient des audiences publiques en lÕaffaire relative la Dlimitation maritime dans lÕocan Indien (Somalie c. Kenya) du 19 au 23 septembre 2016, au Palais de la Paix, La Haye, o la Cour a son sige. Les audiences portent exclusivement sur les exceptions prliminaires souleves par le Kenya. Sance publique tenue sous la prsidence de M. Ronny Abraham. La Cour est le seul des six organes principaux de lÕONU ne pas avoir son sige New York. Sa mission est de rgler, conformment au droit international, les diffrends dÕordre juridique soumis par les Etats (ses arrts sont sans appel et obligatoires pour les Parties) et de donner des avis consultatifs sur les questions juridiques que lui posent les organes et les institutions de lÕONU autoriss le faire. Pour en savoir plus: www.icj-cij.org
Soomaaliya waxay u tahay guul taariikhi ah go’aanka Maxkamadda ay gaartay maanta.
Codsiyada Soomaaliya ee Maxkamadda ay u gudbisay inta badan waa la aqbalay, halka la diiday kuwa Kenya badankood, waxaa kamid ahaa codsiyada Soomaaliya.
In si dhamaystiran loo kala xadeeyo Xadka Kenya iyo Soomaaliya, taas oo ay Maxkamadda aqbashay, una xadeysay si dhameystiran.
In la cadeeyo halka dhulka uu ku dhamaanayo ee laga qaadayo Cabirka, taas oo ay Maxkamadda aqbashay, go’aamisayna in PB-29 ay tahay halka laga qaadayo cabirka.
Soomaaliya waxa ay codsatay in cabirka badda loo raaco xariiqa loo yaqaano equidistance line kaas oo ay Maxkamadda raacday balse ay wax ka badashay, halkii Soomaaliya ay rabtay professional equidistance line ayey Maxkamadda fara-galisay, waxayna sameeyey wax loo yaqaano adjustment line iyadoo tix-galin sameeyey, balse dhulka lagu murunsanaa waxuu galayaa xoogiisa xariiqa Soomaaliya.
Maxkamadda waxa ay diiday dooda Kenya ee ah in dhulka Soomaaliya iyo Kenya uu horey u kala xadaysnaa laga soo bilaabo 1979-kii.
Maxkamadda waxa ay diiday dooda Kenya ee xadeynta badda in loo raaco xariiqa “The parallel of latitude”.
Maxkamadda waxa ay Soomaaliya ka diiday Mag-dhawgii iyo dacwaddii ku xad-gudubka biyaheeda, waxayna Maxkamadda ku sababaysay in uu jirey murun, horeyna aan loo kala xadayn labada dal.
Si kastaba go’aanka Maxkamadda waxuu u yahay Soomaaliya guul taariikhi ah.