Video:-Golaha Wakiilada Somaliland oo mudo kordhin loo sameeyay

Golaha guurtida Somaliland,ayaa maanta mudo kordhin usameeyay Golaha wakiilada.

Golaha wakiilada Somaliland,ayaa mudo kordhinta loo sameeyay waxay gaaraysa 9-bilood.

Mahan markii ugu horaysay oo loo sameeyo mudo kordhin Golaha Wakiilada,balse tan iyo 2015-kii waxay dalbanayeen mudo kordhin.

Doorashada Golayaasha Deegaanka iyo Wakiilada Somaliland oo tiro dhawr jeer dib u dhacday,ayay golaha Guurtidu go’aamiyeen in ay qabsoonto December-2019.sanadkan,hadii eebe idmo.

Madaxweyne Muuse Biixi,ayaa fursad ka helaya uu kaligii ku magacaabi karo ama ku kala diri karo Golayaasha Deegaanka Magalooyinka Somaliland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading