Video:-Golaha Walaalaynta iyo Qabyaalad diidka Oo baaq nabadeed ka diray Colaada Cagaare

Golaha walaaleenta Bulshada  iyo qabyaalad diidka  oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Bosaaso,ayaa waxa ay baaq nabadeed udireen dadka ku dagaalamaya deegaanka Cagaare  ee Degmada Burtinle.

 Hadaba mas,uuliyiintii  Golaha katirsanayd ee madasha kahadlay ayaa waxaa kamid ahaa Shiikh Fu’aad Xaaji oo ah  G/ kuxigeenka golaha dhaxe iyo Maxamuud Faarax Bile oo ah xubin kamid ah Gudiga,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading