VIDEO: Golaha Wasiirada ee xilka sii-haya oo ansixiyay Guddi muhiim ah

Golaha Wasiirada ee xilka sii haya ayaa maanta ansixiyay 9-ka xubnood ee Guddiga Madaxa bannaan ee la dagaalanka Musuq Maasuqa oo ay soo gudbisay Wasaaradda Cadaaladda.

https://youtu.be/_Ixi_ocGCoI

Tan iyo markii la riday Ra’iisul Wasaare Kheyre Golaha wasiirada ee xilka sii-haya waxay meel marin Hindise sharciyeedyo dhowr ah, Hey’adda Batroolka iyo Guddiga Adeegga Garsoorka, waxaana asxaabta siyaasadda iyo maamul goboleedyada qaar ku tilmaameen mid wadada loo maray aanay sharci aheyn, maadaama Xukuumaddii dhacday, ayna tahay Xukuumad Xil gaarsiineed oo aan heysan sharciyad buuxa uu siiyay Baarlamaanka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading