Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shir gudoomiyey shirka Golaha Xukuumadda Puntland oo looga hadlay arrimaha amniga, xaalada Degmada Caluula, waddooyinkii go’ay ee Degaanada Puntlan, Iyadoona Goluhu uu Sidoo kale ansixiyay Xeerka howlgabka Shaqaalaha Dowladda Puntland.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.