VIDEO: Golaha Wasiirada Somaliland ayaana ansixiyey xeerka maal-gashiga

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland ay ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference), kaas oo looga hadlay arrimo kala duwan oo muhiim ah.Golaha Wasiirada ee Somaliland ayaana ansixiyey xeerka maal-gashiga Somaliland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading