Video:-Gosol oo markii ugu horaysay gurmad heshay iyo wafti Camey hogaaminayo oo gaaray

Wafti uu hogaaminayo madaxweyne xigeenka Dawlada Puntland ayaa gaaray deegaanka biyuhu harqiyeen Gosol ee Gobolka Mudug.
 
Camey ayaa hogaaminaya wafti balaaran oo ay qayb ka yihiin dhawr wasaraadood oo ay ku jirto wasaarada caafimaadka.
 
Qorshaha waftigan,ayaa ah sidii wax looga qaban lahaa baahdida dhinacyada badan leh ee ka jirta deegaankaas ay wax yeeleeyeen daad xoog leh oo roobku kusoo rogay,kaasoo harqiyaya guud ahaan deegaanka Gosol,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

 

Hoos ka daawo muuqaal aan iidnka soo duubnay deegaanka Gosol sida Roobku u harqiyay.
 
 
                                                                                                    Halkan ka daawo muuqaalka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading