VIDEO: Guddi loo saaray baarista Weerarkii 19-kii Febraayo lagu qaaday Midowga Musharixiinta

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga baaritaanka madaxa bannaan ee dhacdadii 19 February, waxaana Guddigan oo ka kooban lix xubnood ka mid ah Saraakiil Ciidan oo Taliyeyaal hore ahaa iyo Khabiir Amni.

Guddigan ayaa saddex ka mid ah ka socda dhanka Dowladda Federaalka halka saddexda kale ay ka socdaan dhinaca Musharaxiinta Mucaaradka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading