VIDEO: Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka oo tababar ugu soo dhamaaday Ugandha

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Cabdixakiin Dhoobo Daareed, ayaa ka warbixinaya Tababar aqoon kororsi ah oo Magaalada Kampala ee dalka Uganda ugu soo dhammaaday

Tababarkan oo soconayay muddo saddex maalmood ah ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb-galay Baarlamaanada Dowlad Gobaleedyada Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle, iyadoona saaka la geeyay xarunta Baarlamaanka Ugandha.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading