Guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta xilka kala wareegay guddoomiyihii hore ee golaha Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.
Munaasibadda ka dhacday Xarunta Golaha Shacabka ayey labada mas’uul xilka kula kala wareegeen,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.