VIDEO: Guddoomiye Yariisow oo loo qaaday Dalka Dibeddiisa

Diyaarad ka timid dalka Qatar ayaa goor-dhoweyd Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ka qaaday dhaawaca Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Eng. C/raxmaan Yariisow.

Dhaqaatiirta Turkida ee Isbitaalka Recep Tayyib Erdogan (Ex Digfeer) iyo Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaa laga soo xigtay in xaalada Dhaawaca ah ee Guddoomiyaha la gaarsiiyay heer dalka dibaddiisa loo qaadi karo, kaddib saacado ay la tacaalayeen.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading