Video:-Gudiga doorashada Farmaajo oo weerar ku qaaday Madaxweyne Xasan Shiikh

Gudiga doorashada ee Farmaajo oo isku muujiya in uu yahay mid hufnaanta iyo cadaalada utaagan waxuu si toos ah ubeegsanayaa Musharax gaar ah!!

Waa mid ka mid ah cadaymaha cad-cad ee lahayo oo aysan dhexdhexaad ku noqon karin gudigan.

Mahan iska eedayn ee waxaa loo hayaa cadaymo muuqda!!

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading