Video:-Gudiga doorashada oo beeniyay warka musharaxnimada Asad Diyaano laga faafiyay

Gudiga doorashada,ayaa ku dhawaaqay Liiska musharaxiinta buuxiyay shuruudaha,sidoo kale waxay been abuur ku tilmaameen warka lagu faafiyay baraha bulshada ee sheegaya in Asad laga reebay tartanka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading