Video:-Gudiga doorashooyinka madaxa banaan Ee Somaliya oo Xaafiis ka furtay Garowe

Gudoomiyaha Gudiga doorashooyinka Soomaliya ”Khilaafka madaxda dawladda dhexe iyo kuwa dawlad goboleedyada saameyn naguma laha”

Gudiga ayaa maanta shaaciyey inay is afgarad kala gaareen Madaxweynaha Puntland furista xafiis cusub,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading