Video:-Gudiga khilaafaadka oo ku dhawaaqay in Doorashadii Ceel-waaq sharci tahay

Gudiga khilaafaadka Doorashada heer Fadaraal oo shaaciyay in Xildhibaanadii lagu doortay Ceel-waaq laga keenin wax dacwo iyo khilaaf ah,sidaana ay ku yihiin sharci habraaca maray.

Afhayeenka Gudiga,isla markaana ah Gudoomiyaha 3-da Xubnood ee Gudiga uqaabilsan Jubaland Burhaan Cilmi Xirsi,ayaa ku dhawaaqay go’aankaas,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading