Gudiga Maamulka Shirkada Wadaagsin ee Gacanta ku haya Dekeda Garacad iyo weftiga Dowlada ee Madaxweyne Deni hogaaminayo oo caawa kulmay.
Arimaha ugu waa weyn ee laga xaajooday,ayaa ah sidii Wasaaradaha Dowlada ay si buuxda uga hawlgeli lahaayeen Dekeda.
Si gaar ah,waxaa looga dardargelinayaa shaqada hay’adaha amaanka Dekeda.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.