Video:-Gudiyada joogtada ah ee Baarlamaanka Puntland oo warbixin laga dhagaystay

Guddiyada Barlamaanka Puntland ayaa maanta bilaabay soo gudbinta warbixino ku aadan arrimaha ay kala qaabilsan yihiin waxaana maanta soo gudbiyey waxybaaha u qabsoomay caqabadaha haysta iyo talo soo jeedin guddiyada siyaasadda Qorshaynta arrimaha Federaalka iyo Jinsiydaha iyo guddiga Hawlaha guud gadiidka ganacsiga iyo kaabayaasha dhaqaalaha,hoos ka daawo muqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading