VIDEO: Gudoomiyaha Aqalka Sare “Farmaajo ku dhaqanka Dastuurka ayaan Isku Qabanay”

Gudoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi, oo Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo heshiiskii doorashada ay la sheegay in Guddiyada farsamo ku gaareen magaalada baydhabo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading