Munaasabadan ayaa ka dhacday Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar ,isla markaana Xilka uu kula wareegayeey Guddoomiyaha Cusub ee Gobalka karkaar Cabdulahi Maxamed barre (caato)
waxaana munaasabada kasoo qayb galay masuuliyin,Taliska Booliska Gobalka Karkaar,iyo qaar kamid ah Ururuarada Bulshadda Rayidka ah.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.