VIDEO: Gudoomiyaha Gobolka Mudug” Qofkii qof dila isna waa la tooganayaa”

Guddoomiyaha gobalka Mudug, Feysal Sheekh Cali (Jifajabsade) ayaa sheegay in ay toogan doonaan Rag dhowaan dilal ka geystay magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo ay gacanta kusoo dhigeen laamaha amnigu.

Isagoo Gaalkacyo ka hadlayay ayuu ku sheegay Guddoomiye Jifajabsade in aan cidna looga heybaysan doonin kuwa dilalka ka geysta Laascaanood.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading