Video:-Gudoomiyaha Kmg oo ku adkaysanaya ilaa ay doortaan Gudoon in aysan kala tagayn

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda dadaal la doonayo in lagu qabto kulanka golaha shacabka oo qorshuhu yahay in lagu doorto guddoonka Golaha, kaasi oo caqabado ay hareeyeen.

Teendhada Afisyoone oo doorashada ay ka dhaceyso ayaa waxaa hadda gaaray qaar ka mid ah xildhibaanada oo saakadii hore ay u suurta-geli weysay ayagoo sheegay in booliska ay celiyeen,

Gudoomiyaha Kmg ah Dhabancad,ayaa faahfaahin ka bixiyay arinkaas,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading