Video:-Gudoomiyaha Maxkamada sare oo hore ucadeeyay in Dacwadaha Doorashada loola tagayo Madaxda Siyaasada

Gudoomiyaha Maxkamada sare,ayaa horay uxaqiijiyay in Doorashada Garsoorkeeda ugu sareeyaa uu yahay Madaxdii heshiiska wada gashay.

“Doorashada hadda socota laguma salayn sharciga Doorashada,balse waa mid lagu maamulayo dano siyaasadeed,Siyaasiyiinta tartamaya ayaa ah Maxkamada ugu sareysa ee u dacwooda… waxaad u dacwooneysaa kuwa soo dejiyay nidaamka” ayuu yiri

Doodaas isagaa ka hor cadeeyay Shirkii Garsoorka Somaliyed.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading