Video:-Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga DDSI oo si cad usheegay in ay uwareegayaan Dekeda Garacad

Shirweynaha Maalgashiga Kaabayaasha Dhaqaalaha Puntland oo si habsami leh usocda Garowe,ayaa waxaa ka mid ah wafuuda ka qaybgalaysa wefti ka socda DDSI.

“Bulshada DDS waxay kasoo wareegayaan Dekeda Berbera,waxayna usoo wareegayaan Dekeda Garacad”Ayuu yiri Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading