Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Dhoobo oo bixiyay waraysigisii ugu horeeyay,ayaa ka hadlay sida uu u arko doorashada loo doortay iyo isbadalka u qorshaysan ee uu rajayanayo in uu la yimaado.
Sidoo kale Gudoomiye Dhoobo waxuu ka hadlay hadii ay jiraan musharaxiin ka naxay iyo kuwo ku farxay doorashadiisa.
Waraysigan waxaa la yeelatay laanta afka Soamliga ee BBC-da,hoos ak daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.