Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Xalay ka hadlayay Xaflad lagu xusayay Maalinta Xorriyada ee 1-da Luulyo,ayaa sheegay in Dastuurka PL wax laga badalayo Gacantana lagu hayo.
Qodobada wax laga badalayo,ayuu ku sheegay Lux Qodob Gudoomiye Jibril.
Baarlamaanka PL,ayaa ucodeeyay Bishii lasoo dhaafay 20-keedii wax ka badal lagu sameeyo Dastuurka PL,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Waa dhab hadalka Gudoomiye Jibril ee ah in Dowladnimada Puntland aysan cidna lahayste unoqonayn. pic.twitter.com/iecA5OW5jd
— Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) July 1, 2023
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.