Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL ”Weerarkii Garoowe waxaa soo abaabulay Xildhibaanno iyo Senataro uu Timacade hoggaaminayo, khalkhalka Caasimaddu wuxuu soo dedejinayaa in Sool la qabsado”.
Guddoomiyaha ayaa dhanka kale tacsi u diray dadkii ku waxyeelobay weerarkii Garoowe ka dhacay.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.