Video:-Gudoomiyihii Mudug oo bil kadib soo laabtay

Muuqaal qurxoon oo Mudug yeelatay dadaal dheer kadib.

Balse Gudoomiyuhu qalabka Amni ee uu sheegay waa Jaakadaha Boolisku qaataan xiliga habeenimada ee iftiinka bixiya.

Wax kale oo macno leh oo socdaalkiisii mudada qaatay uu ka keenay nooma sheegin.

Nin soo nastay kasoo qaad!!

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading