VIDEO: Gurmadyo ku qulqulaya magaalada Qardho

Deeqdii ugu horeysay oo loogu tagalay dadkii waxyeeladu kasoo gaartay daadadkii ka dhacay magaalada Qardho ee xarunta Gobalka Karkaar, oo isugu jira Rashiin iyo agabya kale ayaa gaaray magaaladaas.

Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland, Wasaarada Haweenka Puntland, Gudigga Macamiishada iyo Ganacsigga, Maamulka Degmada Boosaaso, Maamulka Degmada Garoowe ayaa Gurmadkii ugu horeeyay Maanta soo gaarsiiyay Magaalada Qardho.

Deeqdan ayaa ka koobnaa Cuntada Fudud, Hugga dhaxanta laga gashto, Teendhooyin, Dawooyin iyo raashinka quudal-daruuriga ah.



Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading