Video:-Hab maamuus soo dhaweyneed oo nooceeya ayuu kala kulmay madaxweyne farmaajo dalka jabuti?

Madaxweynaha iyo waftigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee caasimada jabuti si diiran ugu soo dhaweeyey madaxweyne Geelle iyo xukuumadiisa.

Madaxweyne Farmaajo ayay uga bilaabatay booqasho rasmiya oo qaadan doonta labo maalmood jamhuuriyada jabuti.hoos ka daawo muuqaalka hab maamuuska sare ee loosoo dhaweeyay madaxweyne farmaajo.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading