Video:-Hadal jeedintii Senatar Jurille

Senator Juurile “Eebbe weyne waa ku mahadsanyahay suurtogalnimada shirkan, innagu guuleeyay shirkii aan ku dhisnay Puntland 22 sano ka hor, maalintaas aanu yagleelnay nidaam dawli ah oo sharciyad leh, adeeg dawladeedna fuliya. In maanta aan dib u milicsanno oo aan is weydiino maxaa saxmay? Maxaa khaldamay waa nimco weyn” ,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading