VIDEO: Halkee maraya dhismaha Dekedda Garacad ee Gobalka Mudug ?

Dhismaha Dekedda deegaanka Garacad ee Gobalka Mudug ayaa maraya meel wanaagsan, iyadoona haatan la diyaariyay mid kamid ah jambiyadda Dekedda ee ay kusoo xiranayaan Maraakiibta waa weyn, sidoo kale dhismaha dekedda ayaa la filayaa in bilaha soo socda lasoo gaba-gabeeyo.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading