Wasiirka Wasaraadda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Hassan Shire Abgaal ayaa koormeer shaqo ku tagay dhismaha Xarunta Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka Nugaal.
Waxaa wasiirka Koormeerka ku waheliyey Guddoomiyaha Banggiga, Agaasimaha Banggiga, Xisaabiyaha Guud ee Dowladda iyo mas’uuliyiin kale,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.